Trump oo boorka iska jafaya & xanibaadii laga saaray Baraha bulshada oo..

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa dhawaan dib ugu soo laabanaya isticmaalka baraha bulshada, sida uu sheegay la taliyihiisa gaarka ah “Waxaan filayaa in madaxweyne Trump uu dib ugu soo laaban doono baraha bulshada muddo labo ama saddex bilood gudahood” ayuu yiri Jason Miller oo la hadlayay warbaahinta Fox News. Wuxuu sheegay in boggagaas … Continue reading Trump oo boorka iska jafaya & xanibaadii laga saaray Baraha bulshada oo..